Ilhan Cumar oo ku guuleysatay wareeg doorasho cusub oo ka dhacday Maraykanka

Ilhan Cumar ayaa ku guulaysatay wareegga koowaad ee codbixinta isreereebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad ee kursiga ay hadda ku fadhido ku matalaya doorashada Congress-ka ee lagu wado inay dhacdo bisha November ee soo socota. Waxay ka guuleysatay Antone Melton oo ahaa nin madow ah islamarkana si wayn u dhaliilayay waxqabadkeeda intii ay … Continue reading Ilhan Cumar oo ku guuleysatay wareeg doorasho cusub oo ka dhacday Maraykanka